Boggani wikipedia waxa uu gaar u yahay maqaalada ama qoraalada ku
qoran afka soomaaliga. Qof walba wuxuu awoodaa inuu ku qoro uuna
aqriyo ama uu dib u habeeyo qoraalada ku qoran boggan.
Aadam Hassan Abdirahman Aadam Hassan Abdirahman Waa Danjiraha
Jamhuuriyadda Somalia u fadhiya xarunta wax barashada ee Ururka
Jaamacadda Carabte ee fadhigeedu yahay xarunta labaad ee Jaamacadda
carabta Tunis sidoo kale waa qoraa wax ku qora Wargayska Afka carabiga
kusoo baxa ee Al-Quds Al-Arabi ee kasoo baxda London wuxuu qormo
joogto ah oo kusoo baxda Wargayska sida wayn loo akhristo ee Xog-Ogaal
kana soo baxa Muqdisho , Aadam wuxuu ku dhashay Gobolka gedo ee dalka
somalia oo ay degto beeshiisa Mareexaan
Wikipedia waa mashruuc luqado kala duwan leh, kaasoo ujeedadiisa ay
tahay in la sameeyo goobo maqaalada lagu qoro kuwaasi oo sii bata lana
sii saxo. Maqaaladaasi oo ay u fasaxanyihiin dhammaan dadka oo dhan
uusan qofna ku doodikarin in ay yihiin kuwiisa. Wikipediaha luqada
Ingiriiska waxaa la bilaabay 2001 midkiisa afka soomaaligana waxaa
la'bilaabay 2004. Caawinaad waxaad ka helaysaa Boga caawinaada;
Qoritaanka maqaalada waxaad ku barbarankartaa Bacaadka dhinaca
Ingiriiska sand box, meeshaasna waxaad wax ugu tijaabinkartaa sidii
aad doontid. Samenyta Bacaadka afka soomaaliga waa lagu guda jiraa
Boggan waxaa markii ugu dambeysay wax laga bedelay 15:27, 8 Abriil 2011.
